image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Daawo, Muxuu Farmaajo ka sheegay Caleemo saarka Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey caleema saarka Madaxweyne...

Madaxweynaha Kenya oo caleemo saarka Xasan ka shaaciyay tallaabo uu qaadayo

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo kamid ah madaxda ka qeyb-gashay xafladda caleemo-saarka ee Madaxweynaha...

Khudbadda Abiy Axmed oo noqotay tan ugu saameynta badan

Muqdisho (Onkod Radio) – Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo ka mid ah madaxda ka qayb-gashay xafladda caleema saarka...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Somaliland iyo dibadbaxa ka socda

Muqdisho (Onkod Radio) – Xaaladda guud ee magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa maanta kacsan, waxaana ka billowday didbad-bax...

Madaxweynaha aan waligiis xilka wareejin ee amaanay xil isu dhiibka Farmaajo iyo Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Sanadkii 2000 ayay ahayd markii ugu horreysay ee madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu ka qayb...

Madaxweyne Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweyne dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa soo gaaray magaalada...

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo gaaray magaalada...

Nebi Muxamed: Waa tuma gabadha Hindida ah ee aflagaadaysay Rasuulka (NNKH) ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Hindiya ayaa wajahaysa cadaadis diblomaasiyadeed oo ka dhashay hadallo muran badan dhaliyay oo sarkaal sare...

Nabi Muxamed: Al-Qaacida oo markii ugu horreysay ka hadashay aflagaaddada Rasuulka ee Hindiya

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxda Al-Qaacidda ee Koonfurta Aasiya ayaa ku hanjabtay in ay weerari doonto dalka Hindiya, isla...

Wafdi ka socda ONLF oo Muqdisho u yimid caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Wafdi ka socday ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kaga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.