image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Deg Deg: Fahad Yaasiin oo si layaab leh uga hadlay Agaasimaha cusub ee NISA

Muqdisho (Onkod Radio) – La-taliyihii hore ee Amniga Qaranka, Fahad Yaasiin ayaa markii u horeysay ka hadlay magacaabista Agaasimaha...

Dhallinyaro Soomalai ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Muqdisho (Onkod Radio) – Warar dheeraad ah, ayaa ka soo baxayo dil xalay dhallinyaro Soomaaliyeed loogu gaystay gudaha dalka...

Daawo: Yaasiin Farey oo ka hadlay kiiskii Ikraan Tahliil iyo arrimo kale oo xasaasi...

Muqdisho (Onkod Radio) – Ku-simihii hore ee hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa...

Villa Somalia, oo war kasoo saartay booqashadii Xasan Sheekh uu ku tegay

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa...

Biden ayaa qorsheenaya Qaxootiga soo galaaya Mareykanka inuu dejiyo Spain

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Mareykanka, ayaa diyaar u ah, in uu soo gabagabeeyo heshiiskii uu Spain, uu la...

QM: Waa inaan si deg deg ah tallaabo u qaadnaa si aan uga hor...

Muqdisho (Onkod Radio) – Xilli-roobaadkii afaraad oo xiriir ah oo taariikhi ah oo aanu roob di’in, sicirikii oo circa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kordhisay qiimaha Xajka sanadkan

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa sare u qaaday...

Iyadoo roobabku ay dib u da’een, gaajo masiibo ah ayaa ku soo wajahan Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Cunto yarida iyo nafaqa-darrada ayaa ka sii daraysa guud ahaan Soomaaliya, iyadoo khatarta macluusha ay...

Madaxweynihii ugu Mushaarka badnaa Afrika oo doonaya in guri loo qaaraamo

Muqdisho (Onkod Radio) – Taageerayaasha Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wali ka wada Baraha Bulshada olole...

Koonfur Galbeed oo toogasho ku fulisay ninkii dilay Aamina

Baydhabo (Onkod Radio) – Ciidamada ammaanka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta dil toogasho ah ku fuliyay Maxamed Xasan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.