image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan oo tegay Wasaaradda Gaashaandhigga

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya,...

Maxay tahay lacagta laga xaday beerta Madaxweynaha Koonfur Afrika ee uu qariyay

Johannesburg (Onkod Radio) — Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa waajahaya dambi baadhis lagu samaynayo, kadib markii la...

Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Kenya

Nairobi (Onkod Radio) — Wararka naga soo gaarayo gudaha dalka Kenya ayaa sheegaya in shil gaari oo gaystay khasaaro...

Maxkamadda Ciidamada oo Kuxunno Kale Duwan ku Ridday eedeysanayaal

Kismaayo  (Onkod Radio) — Maxkamdda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybteeda 27-aad ayaa xukunno kale duwan ku ridday...

Ma fowdo diblomaasiyadeed ayaa ka jirta Soomaaliya ?

Muqdisho  (Onkod Radio) — Xilli Soomaaliya aanay weli yeelan xukuumad rasmi ah oo uu soo magacaabay Madaxweynaha la doortay...

Wareysi: Gabar Soomaali ah oo macallimad ka ah gobolka Artic oo kamid ah meela...

Arctic (Onkod Radio) – Gobolka Artic ee ku yaalla cirifka waqooyi ee dalka Canada waxa uu ka mid yahay meelaha...

Sagaal qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Mareykanka

Washington (Onkod Radio) – Toogashooyin ka dhacay saddex magaalo oo Mareykan ah ayaa lagu dilay sagaal qof, waxaana ku dhaawacmay labaatameeyo...

Laftagareen oo magacaabay 5 wasiir oo cusub

Baydhabo (Onkod Radio) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,...

Turkiga oo Sweden u gudbiyay shuruudo ay ka mid tahay in loo gacan geliyo...

Muqdisho  (Onkod Radio) — Dawladda Turkiga ayaa ku celisay shuruudo adag oo ay ku xirtay inay ogolaato in Sweden...

Dunida Islaamka oo jawaab ka bixisay aflagaado loo gaystay Nebi Muxammad

New Delhi (Onkod Radio) – Dalalka Islaamka ayaa si caro leh uga jawaabay aflaagado ay Nebiga NKKH, u gaysteen...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.