image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Maraykanka iyo Ingiriiska oo u Hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa isi soo tarayaa hambalyada loo jeedinayo madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya  Xasan Shiikjh...

Madaxweynaha Jabuuti, oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Jabuuti (Onkod Radio) – Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dowladda...

6 Caqabad oo xal uga baahan Madaxweynaha 10-aad JFS.

Muqdisho (Onkod Radio) – Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha 10aad JFS waxaa horyaalla qodobo muhiim ah oo intooda badan uu...

Faysal Cali Waraabe, oo “Hambalyo u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud”

Hargeysa (Onkod Radio) – Faysal Cali Waraabe, Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu...

Maxay beeralleyda Khaatka Kenya, ka dhaheen dib u doorashada Xasan Sheekh Maxamuud ?

Kenya (Onkod Radio) – Beeralleyda ka ganacsata khaatka ee Kenya ayaa xalay si toos ah u daawanayay doorashada madaxtinnimo...

Abiy Ahmed, muxuu ka yiri guushii Xasan Sheikh Maxamuud

Addis Ababa  (Onkod Radio) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray doorashadii xasaasiga aheyd...

Xasan Sheekh Maxamuud, oo markii labaad loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa xalay lasoo gabagabeeyay codeynta doorasho la isla gaaray wareegga 3-aad oo soo bilaabay Axaddii,...

Afhayeenka Booliska, oo war ka soo saaray Bandow lagu soo rogayo Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in bandow ka bilaabanaya caawa lagu soo rogi doono magaalada Muqdisho, iyadoo lagu...

Shariin Abuu Caqla: Rabshado hadheeyay tacsida weriyihii Al Jazeera ee dhowaan la dilay

Falastiin (Onkod Radio) – Booliiska Israa'iil ayaa nabarro ku dhuftay dad ku sugnaa aaska weriyaha Aljazeera Shariin Abuu Caqiil , taas...

Ninka dunida ugu taajirsan oo hakad galiyey iibsashada shirkadda Twitter-ka

New York (Onkod Radio) – Elon Musk, oo ah ninka dunida ugu taajirsan shaqsi ahaan, ayaa hakiyey heshiis uu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.