image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Soomaalida gobolka Minnesota oo $1 milyan u aruuriyay suuqa Waaheen

Guddoomiyaha guddiga gurmadka Suuqa Waaheen ee Gobolka Minnesota Maxamed Maxamuud Cabdullahi Shiine. Guddiga gurmadka suuqa Waaheen ee gobolka Minnesota, ee...

Sheikh Mohamed bin Zayed, oo loo doortay Madaxweynaha Imaaraadka Carabta

Dubai (Onkod Radio) – Sheikh Maxamed bin Zayed Al Nahyan, oo muddo soo ahaa dhaxal-sugaha Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa Sabtida...

Wararkii ugu danbeeyay ee Dhuusamareeb Ahlu-Sunna

Dhuusamareeb (Onkod Radio) –Xaalad deganaasho ahm ayaa saakay laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb, kadib dagaallo shalay ku dhex-maray ciidamada Galmudug...

Musharrax labaad oo ka haray tartanka, sheegayna inuu u tanaasulay’ CC Shakuur

Muqdisho (Onkod Radio) – Musharaxii labaad oo kasoo jeeda beesha Habar-gidir ayaa ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya, isaga...

Shariif Sheekh Axmed, Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Shariif Sheekh Axmed waxa uu Madaxweyne kasoo noqday dowladdii ku meel gaarka ahayd ee Soomaaliya...

Marwadii hore ee qaranka Xaawo Cabdi Samatar oo geeriyootay

DUBAI (Onkod Radio) – Allah ha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka ku geeriyooday marwadii koowaad ee qaranka Xaawo Cali...

Ciidanka Israel ayaa si bareer ah, toogasho ku dilay Weriye ka tirsan Aljazeera, Shireen...

DOHA (Onkod Radio) – Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo...

Afhayeenka Booliska, oo war ka soo saaray khasaaraha Qarixii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyey...

Boqor Salmaan oo la dhigay Isbitaal

Muqdisho (Onkod Radio) – Boqorka Sacuudiga Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada ku...

Deg Deg Shariif oo noqday musharraxii ugu horreeyay ee qaatay shahaadada Madaxweyne

Muqdisho (Onkod Radio) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaa maanta si rasmi ah uga billowday diiwaan-gelinta xubnaha...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.