image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Qarax, khasaare geeystay oo ka dhacay Balcad

Muqdisho (Onkod Radio ) – Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya kulan kula yeeshay Farmaajo iyo Ujeedka

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo markii...

Madaxweyne Erdogan, Laba arrin ayay muhiim noogu tahay Doorashada Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio ) – Dowladda Turkiga oo saaxiib dhow la ah Soomaaliya ayaa ka soo saartay doorashada Madaxweynaha...

Waraaqad kusocoto Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Muqdisho (Onkod Radio ) – Warqadda ayaa ku qoran, soo dhowoow mudane Madaxweyne dadka iyo dalka waxay waxay soo mareen...

Garoonka diyaaradaha ee Sanca oo dib loo furay lix sano ka dib

Sanca Yemen (Onkod Radio) – Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Sanca ee dalka Yemen ka duushay diyaaraddii ugu horraysay...

Xoghayaha Guud ee QM oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho...

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, oo La Kulmay Safiirka Mareykanka

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa hoyga uu magaalada Muqdisho ka dagan...

Madaxweyne Biden, oo Soomaaliya ciidamo mareykan ah, usoo daad gureynayo

Muqdisho (Onkod Radio ) - Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray in dib Soomaaliya loogu celiyo boqollaal askarta dalkaas...

Ra’isulwasaare Rooble, oo hoygiisa ugu tegay madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynaha cusub ee dalka...

Madaxweyne Xasan, iyo Aadan Madoobe oo kulan deg deg ah, yeeshay Ujeedka Kulankooda

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd qaabilay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe, oo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.