image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Museveni oo canaantay Somaliland ayaa yiri “Ma taageersanin in Somaliland ka go’do Soomaaliya ‘’

Kampala (ONKOD) War uu ku daabacay bartiisa  X ayuu ku sheegay Madaxwaynaha Uganda  Yoweri Museveni in waqtiga la joogo...

Dhaawacyada qaraxii Beledweyne oo la geeyay isbitaallada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Sagaal qof oo kamid ah dadka ay dhaawacyada halista ah ka soo gaareen qaraxii shalay ka dhacay...

AU ‘’ Lama aqbali karo codsiga Villa Somalia ee sii joogitaanka ATMIS ‘’ –...

Adis Ababa (ONKOD) Midowga Afrika ayaa la sheegayaa inay ka biyo diideen codsiga Villa Somalia ee ah in la...

Qarax ismiidaamin ah oo gilgilay Beledwayne- Hiiraan

Beledwayne (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya – magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax...

Kenya oo ammar kubixisay in aragti lagu toogto kooxo dhibaato kegystan Kenya

Kenya (ONKOD) – Dilalka xoolo dhaqatada iyo dhaca loo geesanayo xoolahooda gaar ahaan lo’da ayaa kusoo badanaya gobolka galbeedka dalka...

IPI: Heynta Bulbul waxay xadgudub ku tahay Dastuurka Soomaaliya

VIENNA (ONKOD) – Shabakadda caalamiga ah ee IPI waxay cambaaraynaysaa xarigga sharci darrada ah ee lagu hayo weriye Maxamed...

Xazme Cabdi Barre oo kulan laqaatay Shiikh Cabdullaahi Bin Zayen

New York (ONKOD) R/Wasaare Xamze Cabi Barre  ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha...

RW Xamse ‘’Saciid DENI wuxuu iga tabanayo ha ii sheego ‘’’

New York (ONKOD ) Khilaafka  u dhaxeeya Puntland iyo Dowladda Dhexe oo ka bilowday magacaabista Ra’isulwasaare Xamse  Cabdi Bare...

Xasan Sheekh oo si deg deg u dalbaday sii joogitaanka Ciidanka ATMIS

New York (ONKOD) Dowlada Soomaaliya ayaa ka codsatay Qaramada midoobay in la hakiyo Wajiga labaad ee Qorshaha bixitaanka Ciidamada...

Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 Shabaab ah + howlgal socda

Addis Ababa (ONKOD) War  ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa looga hadlay weerar la sheegay in kooxda Al- Shabaab...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.