image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Ciidanka Puntland oo mushaar la’aan ah iyo DENI oo ka maqan Puntland

Muqdisho (ONKOD) Wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in ciidanka maamulkaas ay wajahayaan xaalad mushaar ...

MD Xasan markuu xafiiska joogo xatooyada baahsan maxaa loo arkaa ? !!

Muqdisho (ONKOD)  Wakaalada Wararka Reuters ayaa saacado kahor daabacday warbixin dheer oo ay ciwaan uga dhigeen: MIDOWGA YURUB Ayaa Xayiray...

Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaale uu siin jiray Soomaaliya – musuq dartiisa

Muqdisho (ONKOD ) Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijka...

DENI ma wuxuu halis galinayaa Puntland ? – Dood ka jirta GAROOWE

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa wajahaya eedaymo kaga  imaanaya xubnaha mucaaradka ee loolanka...

R/Xamze Cabdi Barre oo Mareykanka kulan kula qaatay Ilhaan Omar

New York (ONKOD ) R/Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar...

Dowladda Shiinaha oo 103 diyaaradood udirtay hawada Taiwan

China (ONKOD)  Shiinaha ayaa u diray hawada Taiwan illaa 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, intii u dhexeysay subaxnimadii Axadda...

Su’aal ku gadaaman qabashada Deegaanka Camara oo laga saaray AS

Camaara  (ONKOD) Ciidanka dowladda iyo shacabka hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in  si buuxda ula wareegay gacanta ku haynta...

Warqad Laguu Jarey Kama Tarjumi Karto Jinsiyaddaada iyo waxa aad tahay!

Muqdisho (ONKOD) Warqad kii bixiyey kaala laaban karo iyo jinsiyadda shaqsiga ama muwaadinnimadu iskuma xirna. Soomaalidu hore ayey jaha...

Shir u dhaxeeya hay’adaha gargaarka iyo Puntland oo ka qabsoomay Garoowe

Garoowe (KAAB) Ku-simaha Madaxweynaha, isla markaana ah Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shir guddoomiyey shirka Hay’addaha caalamiga...

Guddoomiye ku xigeen ka tirsanaa Sh. Hoose oo qarax miino lagu dilay

Afgooye (ONKOD) Wararka aan ka helayno deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas qarax miino lagu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.