image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

RW Xamsa oo xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-deg ah ee isbitaal De Martino

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah...

Kenya oo fiisa la’aan u ogolaatay dalalka Afrika marka laga reebo Soomaaliya iyo Libiya

Kulan magaalada Nairobi ay ku shegeen golaha wasiirada ee dalka Kenya, uuna shir guddoominayay madaxweyne Willyam Ruto, ayaa laga...

Xildhibaan katirsan golaha deegaanka Bardaale oo lagu dilay magaalada Baydhabo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay gudaha magaalada Baydhabo ku dilay xildhibaan kamid ahaa golaha...

Maxey tahay Abaal-marinta uu ku guuleystay madaxweyne Xasan Sheekh ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House,...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya shirka dhaqaalaha adduunka ee Davos

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland, halkaas oo uu kaga...

Wasiirka Arrimaha dibadda oo dhiggiisa Rwanda kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay Magaalada New York,...

Wasiirka arrimaha gudaha ee XFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Jowhar

Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guurre (Karoore) ayaa maanta garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere waxa uu kusoo...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Ergeyga dalka Koongo u qaabilsan Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo magaalada New York ee dalka Mareykanka...

Shiinaha oo ka walaacsan ka bixitaanka Trump ee heshiiska cimilada ee Paris

Afhayeenka wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa sheegay in Beijing ay "ka walaacsan tahay" in Mareykanka uu ka baxo heshiiskii...

Shirka looga hadlayo sidii loo tayeen lahaa Kalluunka oo ka furmay Muqdisho

Shirka Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa ka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.