image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo looga yeeray Muqdisho ka dib safarkii Axmed Madoobe

Dowladda Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeeratay safiirkeedii u joogay dalka Kenya Jabriil Ibraahim Cabdulle. U yeerista safiirka ayaa la sheegey...

Fahad Yaasiin oo cadeeyay dowladaha taageera Axmed Madoobe, baaqna u diray Xasan Sheekh

Agaasimihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X, waxa...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ka qeyb galay shir looga hadlayey arrimaha Beeraha

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa Shir Caalami ah...

Madaxweynaha Hir-shabeelle oo tababar u soo xiray ciidamo cusub

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u soo gunaanuday tababar muddo dheer u socday...

RW Yahuuda oo sheegay in dib loo dhigay dhaqan-galka heshiiska xabbad-joojinta

Raysal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dhaqan-galka heshiiska xabbad-joojinta Qasa dib loo dhigay ilaa ay Xamaas kasoo...

Donald d Trump oo 90 maalin siinaya TikTok

Madaxwenaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidi shalay shegay, in ay aad ugu badantahay in uu barta...

Somalia embassy in South Africa supported by the community secure official embassy building in...

Pretoria, South Africa (Onkod Radio Online) Somalia embassy in South Africa supported by the local Somali community  secured a...

OP-ED: Are Somalia and Ethiopia burying the hatchet with the smooth-talk of the Ethiopia...

A plane carrying Prof. Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s beleaguered president landed on 11th January 2025 at well-decorated Addis Ababa...

Senator Hassan Kobac hails recent peace settlement in the Hiiraan region as a transformative...

Mogadishu , Somalia (Onkod Radio Online) Senator Hassan Kobac hailed the Hiiraan peace negotiations as a transformative victory for...

Muxuu yahay sharciga ay ansixiyeen golaha wakiilada ee dowlad goboleedka Jubbaland ?

Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta xaruntooda ku yeeshay Kalfadhiga 1-aad, fadhigiisa 6-aad. oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.