image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Maxey yihiin Wefdiga ka socday dowladda Turkiga ee soo gaaray Muqdisho ?

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Axmed Xasan Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey...

Taliye Odowaa “Ciidanka Danab dagaalka aan kula jirno Khawaarijta kaalin weyn ayey ka qaataan”

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa maanta gaaray xerada Balidoogle ee Shabeellaha Hoose, halkaas oo...

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray Ra’iisul wasaare Xamsa iyo safiirka Falastiin u fadhiya...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowladda Falastiin, Rowaid...

Maxey kawada hadleyn Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ?

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya...

Golaha wasiirrada oo yeeshay kulan looga hadlayay doorashada iyo dhameystirka Dastuurka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey Shirka Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee siyaasadda loo dhanyahay, kaas...

Faaf-faahin duqeyn diyaaradeed oo xalay Mareykanka ka fuliyay Soomaaliya

Saacadihii lasoo dhaafay ee xalay ayaa millatariga Mareykanka  waxa uu weerarkii ugu horreeyay oo dhinka cirka ah ka fuliyay...

Dowladaha Carabta oo diiday dalabka Trump ee Gaza

Dowladaha ugu awoodda badan dalalka Carabta ayaa Sabtidi shalay gaashaanka u daruuray soo jeedinti madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ee...

Ergayga Gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika, Suldaan Said...

Ergayga Gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika, Suldaan Said Ahmed oo safar shaqo oo...

Ciidanka xoogga dalka oo gobolka Mudug ku qabtay nin la sheegay inuu waday walxaha...

Ciidaka xoogga dalka ayaa qabtay nin ku eedeysan inuu magaalada  Xaradheere, uu doonyay inuu soo geliyo walxaha qarxa, kaddib...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay madaxweynaha cusub ee Suuriya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha sida kumeel-gaarka ah loo magacaabay  Suuriya Axmed Al-shacra. Qoraal kooban...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.