image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Cali Jeyte oo sheegay in dagaalkii ka dhacay Hiiraan ay ku dileen Ajaanib badan

Cali Jeyte Cisman oo u qaabilsan  madaxweynaha Soomaaliya, arrimaha ciidamada difaaca  deegaanka,  ayaa ka warbixiyay dagaalkii dhowaan ka dhacay...

Xamaas oo siideysay maxaabiis u dhashay israaiil

Ofer Kalderon oo 34 jir ah iyo Yarden Bibas oo 54 jir ah ayaa lagu wareejiyay ciidamada Israa'iil ee...

Soomaaliya oo ka qeyb qaadaneysa dedaalada nabada ee Jamhuuriyadda Kongo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Dalladda...

Golaha wasiirrada oo meel-mariyay qaraar looga hortagayo khataraha Baraha Bulshada

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa waxa ay maanta ku yesheen magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay...

DEGDEG: dalka Swedan oo lagu toogtay ninkii gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka

Wararka ka imaanaya dalka Swedan, ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Salwan Momika, oo dhowr mar...

Diyaarado isku dhacay gudaha Mareykanka iyo rakaab weli la la’yahay

Diyaarad kuwa rakaab ah oo wadday ilaa 64 qof oo isugu jiray rakaab iyo shaqaalaha diyaaradda iyo helicopter ay...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madax kala duwan oo ka socda hay’addo caalami ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan la qaatay madaxdii ka qeyb gashay shirka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeybgalay...

Soomaaliya iyo Tanzania oo seddex heshiis ku kala saxiixday Daaru-salaam

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kula saxiixday...

Dagaal geystay Khasaaro kala duwan oo ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal saakay ka dhacay waaxda Ciise Cabdi ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Dagaalkan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.