image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir looga hadlayo xaaladda Jamhuuriyada Kongo uga qeyb galaya Tanzania

Sida wararka aya sheegayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, ayaa magaalada Daaruslaam ee dalka Tanzaaniya, uga qeyb galaya shir...

Trump oo hakiyay canshuurti uu saaray badeecadaha Canada iyo Mexico

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii hakiyay canshuur-kodhinti uu saaray badeecadaha ay Canada iyo Mexico u soo dhoofiyaan Mareykanka,...

Maxey tahay ujeeda uu wasiirka amniga gudaha ee XFS u tagay dalka Turkiga ?

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ee Ankara ku...

Wasaaradda Maaliyadda oo joojisay Buugga Caafimaadka ee ay soo rogtay wasaaradda Caafimaadka

Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa joojisay khidmadaha la xiriira Buugga caafimaadka ee laga rabo rakaabka  soo geliya...

Wasiirka Cadaaladda ee XFS oo la kulmay wefdi ka socda wasaaradda Cadaaladda Masar

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka  ee  Soomaaliya,  Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda...

Safiirka Falastiin u fadhiya Soomaaliya oo kulamo kala duwan la qaatay guddoomiyeyaasha Baarlamaanka JFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub...

Booliska Soomaaliya oo soo saaray amar culus oo ku socda Shirkadaha, ganacstada iyo Shaqaalaha...

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray awaamiir  culsu oo ku socota ganacsatada iyo Shirkadaha ka howlgalla magaalada Muqdisho ee...

Shabaab oo odayaal dhaqameedyo ka afduubtay magaalada Mandheera

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Mandheera, ayaa sheegay in shan kamid ah odoyaasha dhaqanka ee deegaanka la la’yahay kaddib...

Wararkii ugu dambeeyey suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa oo gubtay

Warara dheeraad ah ayaa laga helaya dab xooggan oo xalay ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Hargeysa...

Ciidanka Jubbaland oo guri ku yaalla Kismaayo ku dilay xubno katirsanaa Shabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalka qorsheysan oo xalay  ciidanka Jubbaland, ay ka sameyeen magaalada Kismaayo, kaasi oo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.