image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Halka uu degayo Farmaajo iyo wararkii ugu dambeeyay xil wareejinta

Muqdisho (Onkod Radio ) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan Villa Soomaaliya, waxaa ka socota munaasabadda xil...

Waalidiin dibadbax dhigay oo Xasan Sheekh ka codsaday fulinta ballan uu ka qaaday

Muqdisho (Onkod Radio ) – Waalidiinta wiilashooda ay ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ay ugu qaaday dowladdii...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada...

Qarax lala beegsaday siyaasi Cabdullaahi Sheekh Xasan oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu duhurnimadii maanta ka...

Rooble oo xog culus ka bixiyay ninkii fuliyey dilka xildhibaan Aamina iyo habkii loo...

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa markii ugu horreysay bannaanka u soo saaray xog...

Fahad oo dhibaato siyaasadeed u wajahay aqoontii uu u lahaa RW Rooble

Muqdisho (Onkod Radio ) – Siyaasadda Soomaaliya abaalka ma xeyriso haddii uu abaalka boos sare ku lahaana sanadihii lasoo...

Faahfaahin ka soo baxaysa khasaaro ka dhashay dabkii Suuqa Banaadir iyo Tuugo soo weerartay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Waxaa lagu guuleystay in la damiyo dab xalay ka kacay suuq ku yaallo isgoyska...

Dagaalka Ukraine: Maxaa kala qabsaday haweeney Carmal ah iyo askari Ruush ah oo ninkeeda...

Muqdisho (Onkod Radio ) – Maalmihii ugu horreeyay ee uu billowday dagaalka uu Ruushku ku qaaday Ukraine ayaa nin...

Dab xooggan oo ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio ) – Dab xooggan ayaa caawa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Benaadir ee...

Deg deg Ra’isulwasaare Rooble ayaa u ambabaxay Dalka imaaraadka

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta,...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.