image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Muxuu Farmaajo ku wareejiyay Xasan Sheekh ?

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta si rasmi ah xilka...

Farmaajo oo shaaciyay xogta askartii la geeyay Eritrea iyo Madaxweyne Xasan oo jawaab bixiyay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo khudbad ka jeediyey munaasabadda...

Sidee ayay maanta u dhacday xil wareejinta madaxweynaha cusub ?

Muqdisho (Onkod Radio ) – Xarunta Villa Soomalaiya waxaa maanta lagu qabtay munaasabadda xil wareejinta Madaxweynaha cusub ee dowladda...

Somaliland oo xukun adag ku ridday Wariye Cabdimaalik Coldoon

Muqdisho (Onkod Radio ) – Maxkamadda Racfaanka ee magaalada Hargeysa ayaa maanta xukun adag ku ridday Wariye Cabdimaalik Muuse...

Axmed Madoobe oo caawa kulan deg deg ah isugu yeeray golahiisa wasiirrada

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa caawa shir gudoomiyay kulan...

Madaxii qaraxyada Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Marka

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Magaalada Marka waxa ay ku...

Samiira Naasir: Gabadha caawa qabsatay baraha bulshada Soomaalida.

Muqdisho (Onkod Radio ) – Baraha bulshada Soomaalida, waxaa caawa si weyn u qabsaday sawirrada gabadh lagu magacaabo Samiira...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo markii saddexaad Villada tagay toddobaad gudihiisa

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Villa Soomaaliya, halkaas oo uu...

Midowga Yurub oo war culus ka soo saaray kadib wadahadal ay la yeesheen Xasan...

Muqdisho (Onkod Radio ) – Wakiilka sare ee siyaasadda arrimaha dibedda Midowga Yurub Josep Borrel, ayaa khadka taleefonka kala...

XAMAS, oo si lama filaan ah oo war uga soo saartay doorashadii Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxa xafiiska siyaasadda dhaq-dhaqaaqa Xamas, Ismaaciil Haniyah, ayaa war kasoo saaray doorashadii madaxtinimo ee...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.