image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka socda Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo weli in ka badan dhowr saac ka socda buuraha Calmiskaad...

MW Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray ciidamo katirsan NISA oo ku biiraya...

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), kuwaasi...

Guddoomiye Aadan Madoobe “Dowladda marnaba raali ka aheyn in ganacsatada culeys la saar”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxda Hay’adda IOM

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda...

Trump oo ilaa sabtiga u qabtay in lagu sii daayo maxaabiista Yahuuda

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniinti shalay sheegay, in haddii aanan la soo deynin la heytaystayaasha Isra’il ee lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xiriirka labada dal

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Hamad Al...

Xiisad dagaal oo saakay ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo

Wararka anu ka heleyno degmada Luuq ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in saakay halkaasi ay ka taagan tahay xiisad...

Two journalists illegally held separately by NISA and clan militia freed

MOGADISHU, Somalia 10 February 2025 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) is relieved that journalist Sharif Abdi, who was...

Guddoomiye Amiir “magaalada Muqdisho waa in ay noqoto maamul Dawlad Goboleed buuxa”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa ka qeyb galay Shirka La-tashiga Hay’adaha Dastuurka ee...

Muxuu ku saabsanaa shirka wasiirka maaliyadda XFS uu kaga qeyb galay Dubai ?

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.