image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Meydadka tahriibayaal laga helay xabaal-wadareedyo ku yaalla Liibiya

Meydka ugu yaraan 28 tahriibayaal ah ayaa laga soo saaray xabaal-wadareed ay ku aasan yihiin saxare ku yaalla koonfurta...

Shabaabkii kasoo firxaday dagaaladii ka dhacay Hiiraan oo gaaray degmada…

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in sacaadihii lasoo dhaafay ay dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo kasoo...

Lafta-gareen oo saxiixy hindise sharciyeedka ilaalinta gargaarka bani’aadanimo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada...

Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Safiirka Talyaaniga ?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u...

Ciidamo katirsan dowladda oo la wareegay guriga Hooyooyinka

Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa saakay la wareegay xarunta guriga Hooyooyinka ee ku yaalla kasoo horjeedka Xarunta Tiyaatarka Qaranka...

Caddaanka Koofur Africa oo diiday in loo soo raro Mareykanka

Kooxo matalo qaar ka mid ah caddaanka laga tirada badan yahay ee Koonfur Afrika ayaa Sabtidii ka jawaabay, qorshe...

Senator Hassan Kobac: Empowering Youth for a Brighter Future

Beletwein – Somalia: Senator Hassan Iidow Muxumed Kobac has emerged as a beacon of hope for the youth in...

Wasiir Rooboow “wax cudur daar ah malahan ganacsadihii maalgelin u sameeya Al-shabaab”

Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka Muqaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay...

Madaxweyne Xasan “Cooladda ka taagan bariga DRC waa musiibo bani’aadanimo”

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga aheyn ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga...

Suuqa weyn ee Bakaaraha oo maanta u xiran lacago ay dul dhigtay dowladda Soomaaliya

Waxaa maanta inta badan xiran  goobaha ganacsiga ee suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah ganacsatada ayaa...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.