image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Cabdiraxmaan Dheere, oo waayay kursigiisii Xildhibaan nimada

Muqdisho (Onkod Radio) Siyaasiga Cabdiraxmaan Dheere oo ah, gacan yaraha la-taliyaha amniga qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa waayay...

Ra’iisulwasaare Rooble ayaa kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee Shiinaha

Muqdisho (Onkod Radio) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan gaar ah, xafiiskiisa kula yeeshay...

Maxkamad Xukuntay Xijaabka inuu yahay dhaqan, ee aanu la xiriirin Diin

Muqdisho (Onkod Radio) Xijaabka sida la soo xigtay Maxkamad taariikhi ah, oo xukuntay Talaadadii, ayaa lagu sheegay xukunkaasi in...

Deg Deg, Midowga musharraxiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay jadwalka

Muqdisho (Onkod Radio) Midowga Musharraxiinta Soomaaliya, ayaa si weyn u taageeray jadwalka cusub ee uu soo saaray Guddiga doorashooyinka...

Magaalada Waajid, ayaa kusoo kordhaaya Culeeysyada haaysta

Magaalada Waajid, ayaa culeeysyo kala duwan kusoo kordhay xaaladda Nolosha iyo Ganacsiga, Magaalada Waajid, ee Gobolka Bakool iyo hareeraheeda. Magaaladan...

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi ayaa jooga Washington

Muqdisho (Onkod Radio) Madaxweeyne Muuse Biixi Cabdi, iyo wafdigiisa ayaa tagay dalka Mareykanka ayagoo qorshahoodu uu ahaa Soomaaliland, inay...

Maamul Goboleedkii ugu horreeyay ayaa maanta soo gaba gabeeyay kuraasta Golaha Shacabka Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa noqday maamul goboleedkii ugu horreeyey ee soo gabagabeeyey doorashada xubnaha...

Safiirka Mareykanka ayaa shaaciyay tallaabooyin ay qaadayaan haddii aan doorashada la dhameestirin

Muqdisho (Onkod Radio) Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Larry André Jr, ayaa sheegay in qaar kamid ah, hoggaamiyaasha Soomaaliya...

Taliyaha Asluubta ayaa isku soo sharraxay kursiga tirsigiisu yahay #HOP172

Muqdisho (Onkod Radio) Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliya, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, (Shub) ayaa maanta noqday musharrax u taagan Golaha...

Dowladda Sucuudiga ayaa hal maalin dil toogasho ah, ku fulisay 81 ruux

Muqdisho (Onkod Radio) Dowladda Sucuudi Carabiya, ayaa shalay oo Sabti, ahayd dil toogasho ku fulisay 81 qof oo ahaa...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.