image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Qarax Khasaare geeystay iyo Dagaallo ka dhacay Afgooye

Muqdisho (Onkod Radio) — Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo...

Agaasime Gaboose oo shaaciyay xog ku saabsan ikraan Tahliil Faarax

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimihii xafiiska hanti-dhowrka ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Maxamed Maxamuud Gaboose oo ka mid ah...

Maxaa looga hadlay kulankii guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Safiirka dalka Shiinaha

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa...

Zelenesky oo booqday jiidda hore ee dagaalka

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Ukraine Volodmyr Zelenesky, ayaa booqashadi ugu horreysay ku tagay jiidda hore ee dagaalka. Zelenesky, oo...

Faah-faahin: Diyaarad sidday rakaab oo saacdo la waysanaa oo hadda la helay

Muqdisho (Onkod Radio) — Diyaarad ay lahayd shirkadda Tara oo la waayay maanta galinkii ayaa laga helay dalka Nepal....

Deg deg, Guddiga FEIT oo ka jawaabay go’aankii uu Rooble ku kala diray

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray qoraal ka jawaabaya go’aankii uu guddiyadii...

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka degmada Marka

Muqdisho (Onkod Radio) — Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar dhabagal ah oo...

Mahad Salaad oo maanta la wareegay hoggaanka NISA

Muqdisho (Onkod Radio) — Munaasibad kooban oo maanta ka qabsoomtay xarunta Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa xilka...

Rooble oo kala diray guddiyadii doorashada dadban

Muqdisho (Onkod Radio) — Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddiyada doorashooyinka dadban. Guddiyadaasi oo isugu...

Erdogan oo markale weeraray Sweden iyo Finland

Ankara (Onkod Radio) — Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayib Erdogan, ayaa sheegay in wadahadal uu toddobaadkan la yeeshay Sweden iyo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.