image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiijo Diiriye ayaa beenisay hadalkii Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa beenisay hadal kasoo yeeray Ergayga gargaarka Soomaaliya Cabdiraxmaan...

Ciidamada Amniga DFS oo howl gallo kusoo qabtay Tuugo dhac ka geysanayay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka gaar ahaan Booliiska ayaa howlgallo lagu soo qabtay burcad dhac u...

Ergayga gaarka ee abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo bandhigay xogta gargaar ka yimid Qatar...

Muqdisho (Onkod Radio) — Ergayga arrimaha bini’aadanimada ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda...

Xasan Sheekh oo safarkiisii ugu horreeyay maanta ku tagaya Baydhabo

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagaya Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee...

100 qof oo ku dhintay dagaal dhex maray kooxo dahab ka qota dalka Chad

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka ka Imanaya dalka Chad ayaa sheegaya in in kabadan 100 qof ay ku dhinteen...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo warqad soo saaray

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa qoraal uu u diray guddiyada doorashada ee dadban iyo...

Deg Deg, Mahad Salaad oo magacaabay taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha hey’adda...

Gabadhii wojiga shoolad kaga qaraxday iyo geedkii ay isku dawaysay

Muqdisho (Onkod Radio) —  "Wixii igu dhacay waxaan ku tilmaami karaa mucjiso kor ka timid." Ayay Princess Ezeani ku...

Guddiga FEIT oo war kasoo saaray xogta kursiga Fahad Yaasiin HOP#086

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal (FEIT), Muuse Geelle Yuusuf ayaa ka hadlay xog lasoo...

Sudan ayaa qaadday xaalad deg deg ahayd ee lagu soo rogay tan iyo afgembigii...

Sudan Onkod Radio) — Hoggaamiyaha millatariga Sudan General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa qaaday xaalad degdeg ah oo lagu soo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.