image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Xasan Sheekh oo lakulmay Joe Biden

New York (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee...

Sawirro: Ciidanka XD oo kala wareegay Al-Shabaab deegaanno katirsan gobolka Baay

Baydhabo (Onkod Radio) — Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno katirsan gobolka Baay waxaana ay kula...

Booliska Soomaaliya ayaa soo qabtay Haweeney ka geysatay falal arxan darro ah Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidamada Booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay...

Dagaal Culus oo ka socda duleedka Garbahaarrey

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya...

Atoore dilay hooyadii sigayna Ra’iisul Wasaaraha Canada

Canada (Onkod Radio) — Jilaaga reer Canada Ryan Grantham ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ka dib markii uu qirtay...

Sawirro: Raiisul Wasaare Xamsa Barre oo shir guddoomiyay shirka deyn cafinta

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta...

António Guterres Soomaaliya waan ka gacansiinaynaa dagaalka Al- Shabaab

New York (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey António Guterres...

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay inaysan qaban karin doorashada Madaxweynaha

Hargeysa (Onkod Radio) — Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in aysan ku qaban Karin doorashada Madaxweynaha xilligii loogu tala...

11 qof ayaa looga shakiyay inay u geeriyoodeen Ebola gudaha Uganda

Kamapala (Onkod Radio) — Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa sheegtay in dagaal adag ay la galayso kahortagga faafitaanka Cudurka Ebola oo...

Tahriibiyaal Soomaali ah oo lagu badbaadiyay xeebaha Giriigga

Turky (Onkod Radio) — Ciidanka Ilaalada Xeebaha Giriigga ayaa badbaadiyay qaar kamid ah Tahriibayaal Soomaali ay kamid tahay halka weli...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.