image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

WARAR Baay: Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno horleh

Baydhabo (Onkod Radio) — Wakaaladda Wararka ee afka dowladda ku hadasha ee loo yaqaanno SONNA ayaa daabacday warar sheegaya...

DFS oo Liibiya ka keeneysa Dhallinyaro Dalkaas u tagtay inay kasii tahriibaan

Muqdisho (Onkod Radio) — DFS ayaa sheegtay in 27ka September 2022 ay Dalka dib ugu soo celineyso illaa 9...

Tirada dadka ku dhintay qaraxii saldhigga millateri ee Muqdisho oo korortay

Muqdisho (Onkod Radio) — Millateriga Soomaaliya ayaa sheegay in qof isku soo xiray walxaha qarxa oo iskuqarxiyay saldhig milateri...

Turkiga oo si adag u cambaareeyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee xerada General Dhagabadan

Ankara (Onkod Radio) — Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay xerada...

DF oo sheegtay inay Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno katirsan Galgaduud

Baxdo (Onkod Radio) — DFS ayaa sheegtay in howlgallo saakay ciidanka Dowladda ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Degmada Baxdo...

Ukraine: Ciidamada kasoo goosta Ruushka si wanaagsan ayaan ula dhaqmi doonaa

Kyiv (Onkod Radio) — Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in si wanaagsan loola dhaqmi doono ciidamada kasoo goosta Ruushka. Zelensky...

Milliteriga Soomaaliya iyo malleeshiyo deegaanka ah oo la wareegay degmada Moqokori

Moqokori (Onkod Radio) — Ciidamada Millatariga Soomaaliya oo ay taageerayaan malleeshiyo deegaanka ah ayaa barqadii galay maagalada Moqokori oo...

Xamsa Barre iyo Wakiilka QM oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah...

Qarax ka dhacay xero ku taalla Muqdisho iyo Khaasaraha

Muqdisho (Onkod Radio) — Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo manta ka...

Sarkaal sare oo katirsan Al-Shabaab oo isoo dhiibay

Muqdisho (Onkod Radio) — Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo wata gaari dagaal iyo hub ayaa maanta isku soo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.