image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Waare ‘’Hawiye daacad kama ah dagaalka ka dhanka AS ‘’

Nairobi (ONKOD) Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn culus u...

Dowladda Somalia oo amar kusoo rogtay diyaaradaha qaada Cargo-ga.

Muqdisho (ONKOD ) Muran xooggan ayaa ka taagan guraha garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho  sida...

Shabaab oo weerar ku bilaabay goobii laga saaray ee Sh. Dhexe

Aadan Yabaal (ONKOD) Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in weerar ay qaadeen deegaanka Daarul- Nimca ee gobolka...

HADAL-HAYN : Madaale miyuu shaqaallaha dhacayaa ?

Muqdisho ( ONKOD ) Hadal si aad ah u dhibsadeen dadka badan oo ku nool magaaalada Muqdisho ayuu ka...

HOWLGALKA : Baadida ninbaa kula deydeya- daalna kaa badan !!

Dhuusmareeb (ONKOD )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo gurtay degmada Ceelbuur iyo deegaanada kale ee Galmudug ,halkaa...

DEG -DEG : Miski Mohamed Mohamud oo u shaqeysa DFS oo isku dil ka...

Muqdisho (ONKOD) Waxaa maanta isku day dil ka badbaaday, Gabar lagu magacaabo Miski Mohamed Mohamud, oo ka shaqeysa Hey’addaha...

Suxufiyiin ka howlgala Muqdisho oo ka dhiidhiyay afduubka BULBUL

Muqdisho (ONKOD) Saxafiyiinta Muqdisho ka hawlgala ayaa maanta qabtay kulan ay ku dalbanayaan in xorriyaddiisa la siiyo Xoghayaha Warfaafinta...

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada

Maxaas (ONKOD) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka ee  gobolka Hiiraan. Degmada  Maxaas...

Ma – la joogaa waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Muqdisho (ONKOD) Shaki badan ayaa hareeyay , shaqada wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Jaamac. Tan iyo  markii...

Dowladda oo dib u dhigaysa qorshaha ka bixitaanka dalka ee ATMIS

Muqdisho (ONKOD) Midowga Afrika ayaa wada qorshe ku aadan sidii dalka ay uga bixi lahayeen ciidanka ATMIS , si...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.