image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Karfanta Madaxwaynaha KGS Lafgareen oo lagu tolayo NAIROBI

Nairobi (ONKOD) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen siyaasiinta  ugu tunka culus ee...

SNTV iyo Radio Muqdisho : Warbaahin qaran mase warbaahin reereed ?

Muqdisho (ONKOD ) Warbaahinta qaranku waxay ka kooban-tahay: Muuqbaahiye (SNTV) Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, Codbaahiye (Radio) Radio Mogadishu, mareeg (Website),...

Nin dil arxan daro ah ugeystay labo Wiil oo uu Abti u ahaa

Muqdisho (ONKOD) Madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa ka warbixiyey howlo dib u heshiisiin ah oo...

Maxaa ku riixay Xasan Sheekh inuu dib ugu laabto Galmudug ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay  magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud  halkaas oo  uu...

CAYLI Jayte oo sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh

Maxaas (ONKOD) Seddaxdii maalin ee la soo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconayay kulamo  u dhaxeeyay...

Qabiil iyo qurunkiisa qurbo ugu imoow!

Oslo (ONKOD) Is qabyaaladeenta iyo qabiil isku foocida aad iyo aad bey ugu xoog badan yahey qurbaha. Waxaaana sabab uga...

SOOYAALKA : Shaah Ma Cabe oo lagu waayay weerarkii Cawswayne , Galgaduud

Muqdisho (ONKOD) Shaah ma Cabe, Waa 39 jir  dhashay Sanadkii 1984tii, Qoyskiisu waxa ay ahaayeen Reer Miyi, waxa uuna...

Yaa u hanjabay madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la isku dayayo in la dilo dhawr...

WARBIXIN | Amniga Xasan Sheekh oo loo baqayo ka dib Maxaas maxaa xiga?

Maxaas  (ONKOD) Howlgalka wajiga labaad ee madaxwaynaha uu sheegay inuu horkacayo waxaa la saadaalinayaa inuu ku dhaw yahay fashil...

DEG-DEG : MD Xasan Sheekh oo ka badbaaday isku day DIL

Maxaas (ONKOD) Wararka laga  helayo degmada Maxaas eee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka dhacay qarax...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.