image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sarkaal sare oo ka tirsan Hirshabeelle oo weerar culus lagu qaaday

Muqdisho (ONKOD ) Wararka ONKOD Radio uu ka helayo degamada Dharkanlay ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in koox la rumaysan yahay in ay ka tirsan Al- Shabaab weerar dil ah ay ku qaadeen sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle.

Weerarkan oo ahaa isku day dil oo la doonayay in sarkaalkan oo magaciisa  lagu  Xuseen Shire Jimcaale ka dhacay Degmada Dharkenley ee Magaalada Mogadisho .

Maleeshiyo  hubeysan oo Al-shabaab ah ayaa abaare habeenimadii xaley weerar ku beegsadey Sarkaalkaas oo ka tirsan saraakiisha Wasaarada Arimaha Gudaha ee Dawlad Gobaleedka hirshabeelle.

Xuseen Shire Jimcaale waxaa uu ku sugnaa marka uu weerarka dhacayay gurigiisa oo ku yaaley Degmada Dharkenley balse sarkaalka waa uu ka badbaadey dilka, laakiin  weerarka waxaa lagu diley nin Sarkaalka dariskiisa ahaa oo ay ku qaldeen Xuseen Shire Jimcaale.

Kooxda Al- Shabaab ayaa marar badan sidan oo kale waxay weeraro ugu fuliyeen meelo  ka mid ah magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka maamul goboleedyada dalka ka jira.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.