image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Arrinta layaabka badan oo su’aalaha dhalisay ee Fahad uu sameeyay inta uusan Xildhibaanka noqon...

Muqdisho (Onkod Radio) Lataliiyaha amniga qaranka ee madaxweeynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Fahad Yaasiin, oo shalay...

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, oo Xildhibaan loo doortay

Muqdisho (Onkod Radio) Fahad Yaasiin, ayaa maanta taariikhdu tahay 20/02/2022, doorasho ka dhacday magaalada Beledweyne lagu doortay Agaasimahii hore...

Guddiga doorashooyinka dadban ayaa sheegay in lagala wareegay barahoodii Bulshada

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa markii labaad shaaciyay in lagala wareegay gacan ku heynta Maamulka Barihii Bulshada...

Ururka Suxifiyiinta Soomaaliyeed SJS, ayaa ka mid noqday Isbahaysiga Bulshada Rayidka ee Axdiga La-dagaallanka...

MUQDISHO, Soomaaliya 20 Febraayo, 2022 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa si rasmi ah ugu biiray Isbaheysiga Bulshada Rayidka ee...

SEIT Jubbaland ayaa soo saartay liiska 5 kursi oo ka mid ah kuraasta la...

Muqdisho (Onkod Radio) Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland ee SEIT Jubbaland, ayaa soo gudbiyay 5 kursi oo...

Guddiga khilaafaadka ee doorashooyinka oo hakiyay natiijada doorashada kursigii uu ku fadhiyay wasiirka batroolka

Muqdisho (Onkod Radio) Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursiga Golaha Shacabka HOP#45 oo maalmo kahor...

Abaarihii oo saameyn xun ku yeeshay waxbarashadii caruurta ee gobolada qaar ee dalka 

Deegaanka Dheenweyne waxa uu ka mid yahay deeganada dhaca waqooyi galbeed ee magaalada Beletweyne, ayna baaruhu ku yeesheen saameyn...

Xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo laga diiwaangeliyay Boosaaso

Xarunta Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu diiwaangeliyay xadgudubyo ka dhan ah...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi baaris ku sameeya dhacdadii 27-kii December

Muqdisho, Jan, 01 2022--Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, ayuu Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed...

Golaha Wasiirrada oo taageeray Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka

Muqdisho, Diseember 30, 2021 -- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.