image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Taliyaha Asluubta ayaa isku soo sharraxay kursiga tirsigiisu yahay #HOP172

Muqdisho (Onkod Radio) Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliya, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, (Shub) ayaa maanta noqday musharrax u taagan Golaha...

Dowladda Sucuudiga ayaa hal maalin dil toogasho ah, ku fulisay 81 ruux

Muqdisho (Onkod Radio) Dowladda Sucuudi Carabiya, ayaa shalay oo Sabti, ahayd dil toogasho ku fulisay 81 qof oo ahaa...

Daacish ayaa qirtay dhimashada hoggaamiyahoodii hore ayagoo ku dhawaawaqay hoggaamiye cusub

Muqdisho (Onkod Radio) Ururka Daacish, ayaa sheegay inay ku dhawaaqeen hoggaamiyahooda cusub waxay kaloo ay qirteen geerida ku timid...

Dowladda Ingiriiska ayaa Shacabkeeda ka dalbatay inay soo dhoweeyaan Qaxootiga Ukraine

Muqdisho (Onkod Radio) Dowladda UK, ayaa soo jeedisay in aan si kala sooc lahayn loo soo dhoweeyo Qaxootiga Ukraine,...

Madaxda Warbaahinta Soomaaliyeed oo dalbaday in lasoo xiro Taliyaha Haramcad

Muqdisho (Onkod Radio) Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndictae SJS, ayaa maanta kulan lagu cambaareynayo falkii foosha xumaa...

Ururka midowga yurub ayaa hanjabaad adag u diray Ruushka xilli saakay ay weerar ku...

Muqdisho (Onkod Radio) Ruushka ayaa  wajahaaya go’domin oo aan horey loo arag sababo la xiriira weerarka ay ku qaadeen...

Madaxweeynaha Soomaaliland, ayaa Dalka Jabuuti lagu soo dhaweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) Madaxweeynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa lagu soo dhoweeyay Dalka Jabuuti, wafdigaan...

Qaar ka tirsan ilaalada Madaxweeyne Deni, oo Qarax lala eegtay

Muqdisho (Onkod Radio) kolonyo uu la socday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lala eegtay qarax miino oo aad...

Ra’isul Wasaare Rooble, oo ugu baaqay Maamul Gobolleedyada Soomaaliya inay shan maalmood guduhood ku...

Muqdisho (Onkod Radio) Ra'isul Wasaarha xukuumadda xil gaarsiinta ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay Maamul Gobolleedyada Soomaaliya,...

Doorashada gobollada waqooyi oo maanta lasoo gaba gabeeyay

Muqdisho (Onkod Radio) Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay doorashada gobollada waqooyi ee Soomaaliland taasoo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.