image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Ganacsade, Caddow Cali Gees oo shaaciyay in uu u tartamayo xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Muqdisho (Onkod Radio) – Cabdullahi Cali Axmed, oo loo yaqaanO Caddoow Cali Gees, oo ka mid ahaa xildhibaanadii baarlamaanka 10-aad...

Doorashada 8 kursi ee maanta ka dhacday Ceelwaaq

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubaland ayaa maanta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo...

Farmaajo, Doorashooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaarey waa sharci darro

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sharci-darro ku tilmaamay “doorashooyinka isbarbar socda” ee magaalooyinka...

Maxkamadda Sare oo go’aan ka soo saartay kiiskii Fahad Yaasiin

Muqdisho (Onkod Radio ) – Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ay iska diiday qaadista dacwadda uu...

Colaadda Ukraine: Maxaa ka jira in Itoobiyaankan ay ku biirayaan dagaalka Ruushka?

Kiyv (Onkod Radio)— Tobabnaan dhallinyaro aha ayaa maalinkii labaad ku soo uruuray irida hore ee safaarada Ruushka ku leeyahay...

Guddoomiye Cabdirisaaq oo shaaciyay xog la xiriirta weerarkii BF – Madfaca kama iman meel...

Muqdisho (Onkod Radio ) – Guddoomiyaha cusub ee guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay ka...

12 Suxufi oo maanta laga sii daayay xarunta dambi baarista Hargeysa.

Muqdisho (Onkod Radio) – Xarunta Dambi baarista Magaalada Hargeysa waxaa maanta laga sii daayay 12 ka mid ahaa 15...

Shahaado qaadashada Musharraxiinta Guddoonka Golaha Shacabka oo Muqdisho ka socota.

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa Magaalada Muqdisho  ka socota Diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa Guddoomiyaha Aqalka Sare, Golaha Shacabka iyo...

Maxkamadda sare oo billowday dhageysiga dacwadda kursiga Fahad Yaasiin

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah, u guda gashay dhageysiga dacwadda uu...

Tiro hoobiyaal ah oo lagu garaacay xarunta baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomalaiya, ayaa sheegaya in goordhow hoobiyaal lagu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.