image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Qarax gaari oo ka dhacay banaanka hotel Donald Trump uu ku lee yahay Las...

Booliiska ayaa baaraya ka dib markii gaari nooca loo yaqaan 'Tesla Cybertruck' oo ay ka buuxaan caagado shidaal iyo...

Wefdi u hoggaaminayo Taliyaha ciidanka Itoobiya oo ku soo wajahan Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wefdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Itoobiya, ay ku soo wahan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kula yeeshay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka...

Dowladda Masar oo ciidamadeeda ku soo daabuleysa gudaha Soomaaliya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Masar ay qorsheyneyso in ciidamadeed ay kusoo daabusho Soomaaliya si ay uga...

FBI-da Mareykanka oo tiradii ugu badneyd walxaha qarxa kasoo saartay beer ku taalla Virginia

FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay inay heshay in ka badan 150 bam kadib howlgal lagu qaaday beero ku yaalla gobolka...

Maxey kawada hadleyn Duqa Muqdisho iyo safiirka dalka Suudaan u fadhiya Soomaaliya ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Suudaan u...

Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka oo Kormeer ku tagay wasaaradda Gaashaandhigga

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jamaac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashandhigga si...

Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan Al-shabaab ka sameeyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka xoogga dalka ayaa sacaadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa waxa si...

Fanaanadda caanka aheyd ee Luul Jaylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

Alle hau naxariisto waxaa xalay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyootay fanaanadii qaranka Soomaaliyeed Luul...

Daacish oo weerar is qarxin ah iyo dagaal toos ah ku qaaday ciidanka Puntland...

Warar dheeraad dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal deegaanka Dharjaale ee gobolkaBari saaka ku dhexmaray ciidanka Puintland iyo Kooxda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.