image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Faahfaahin ka soo baxaysa dhulgariir dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Shiinaha

Ugu yaraan 53 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 62 kalena ay ku dhaawacmeen kadib dhulgariir weyn...

Dhul-gariiro ku dhuftay qeybo ka mid ah Itoobiya

Daad-gureyn ayaa ka socotay dalka Itoobiya Sabtidii kadib markii ay dhaceen dhul-gariiro dhowr ah, oo kii ugu xoogganaa uu...

Kulan looga hadlayay xaalada amniga gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa guddoomiyey kulan loogu hadlaayay waxyaabihii u...

RW Xamsa oo sheegay in baahi loo qabo wada-shaqeyn dhow oo dhex marta wasaaradaha...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa  xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka...

Wefdi sare oo ka socda Turkiga oo kusoo wajahan Muqdisho iyo sababta ka dambeysa

Sida ay wararka sheegayaan waxaa magaalada Muqdisho kusoo wajahan wefdi sare oo ka socda dowladda dalka Turkiga, kuwaasi oo...

Xisbiga Himilo Qaran oo ka hadlay xariga guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan

Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ku xiran guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax, oo sida ay wararka...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo dowladda uga digay inay joojiso xaraashka ay ku wado dhulka danta...

Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray war-saxafadeed ay uga digayaan in dowladda ay joojiso dhulalka danta...

Wasiir Fiqi ” Itoobiya xiisada nagala dhaxeysay waxaan ku dhameeynay dulqaadka Soomaaliya”

Shir jaraa’id uu muqdisho ku qabtay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa si faah faahsan uga...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha iyo xubin ku biiraya guddiga...

Kulanka maanta ee golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya uuna shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare, ayaa...

Soomaaliya oo 54 sano kaddib fariisan doonta fadhiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay

Soomaaliya ayaa 54 sano kaddib shalay si toos ah  xubin uga noqotay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Waxa ayna Soomaaliya...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.