image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Hey’adda ICG oo soo jeedisay in wada-hadal lala galo kooxda Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) –  Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha caalamka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowladda Soomaaliya ay...

Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha guddiga dib u eegista iyo la-socodka Dastuurka

Muqdisho (Onkod Radio) – Fadhigii maantaa ee Aqalka Sare ayaa Senatarradu ku ansixiyeen shanta xubnood ee ku meteli doona...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Ridday Afar eedeysanayaal

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday eedeeysanayaal kala ah, Cabdi Xasan Rooble...

Afrika waxaa af-duub ahaan u heysta dagaalka aan kula jirno Ruushka” madaxweyne Zelensky

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Isniintii sheegay in Afrika "ay la-heyste" u tahay dagaal ay kula...

Weerar lagu laayay kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay dalka Burkina Faso

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidamada Burkina Faso ayaa sheegay in ugu yaraan 128 dagaalyahanno ah oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta...

Laascaanood: Kooxo hubaysan oo dil u geystay guddoomiyihii xisbiga UCID ee Sool

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa fiidkii lagu...

Dhadhaab iyo Nairobi oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee Qaxootiga Adduunka

Muqdisho (Onkod Radio) – Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee qaxootiga Adduunka, waxaanay qaxooti kasoo kala...

Xafiiska Guddoomiye Madoobe oo Beeniyay Xanuunka Laga Sheegay

Muqdisho (Onkod Radio) – Xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa beeniyey wararka sheegaya inuu xanuunsanayo. Maxamed Xasan Idiris...

Daawo: Suuqa Xamar Weyne oo maalintii saddexaad xiran + sababta

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa maalintii saddexaad oo xiriira ah xiran suuqa degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadur, gaar ahaan qaybta...

Muxuu Beyle ka yiri warka sheegaya in dowladdii Farmaajo ay lacag badan ka tagtay...

Muqdisho (Onkod Radio) – Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda fedeeraalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo muuqaal kooban soo duubay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.