image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Sheekh Aadan Madoobe oo shaaciyey sida laga yeelayo kursiga loo diiday FAHAD

Muqdisho (Onkod Radio) –  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa markii ugu horreysay ka...

Munaasabadda Dhaqanka Dalalka Geeska Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay iyo Soomaaliya oo Ka Qeybgashay

Muqdisho (Onkod Radio) – Munaasabadda xuska Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka Dalalka Geeska Africa oo todobaadkii lasoo dhaafay ka socotay caasimadda...

Ra’iisulwasaare Rooble oo Guddoomiyay Shirkii Ugu Dambeeyay Ee Golaha

Muqdisho (Onkod Radio) –  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya  ee shaqada ka sii tagaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa...

Maxamed Basharat: Ninka loo soo qabtay dil uu geystay sannadkii 1995-tii

Waxaa dalka Pakistan lagu xiray nin lala xiriirinayo dil ka dhacay gobolka Caerphilly 27 sano ka hor. Maxamed "Bobby" Basharat...

Islaamka: Diinta Islaamka oo la filayo inay noqoto tan labaad ee ugu weyn Mareykanka

Muqdisho (Onkod Radio) – Muslimiinta ayaa la saadaalinayaa in ay noqdaan dadka haysta diinta labaad ee ugu weyn dalka Mareykanka...

Hey’adda ICG oo soo jeedisay in wada-hadal lala galo kooxda Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) –  Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha caalamka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowladda Soomaaliya ay...

Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha guddiga dib u eegista iyo la-socodka Dastuurka

Muqdisho (Onkod Radio) – Fadhigii maantaa ee Aqalka Sare ayaa Senatarradu ku ansixiyeen shanta xubnood ee ku meteli doona...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Ridday Afar eedeysanayaal

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday eedeeysanayaal kala ah, Cabdi Xasan Rooble...

Afrika waxaa af-duub ahaan u heysta dagaalka aan kula jirno Ruushka” madaxweyne Zelensky

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Isniintii sheegay in Afrika "ay la-heyste" u tahay dagaal ay kula...

Weerar lagu laayay kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay dalka Burkina Faso

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidamada Burkina Faso ayaa sheegay in ugu yaraan 128 dagaalyahanno ah oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha