image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Deg Deg, Xasan Sheekh oo laga helay Coronavirus

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga helay cudurka Coronavirus, xili dhawaan laga helay xubno...

Danab oo qabatay xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo hub iyo gaadiid, kuwo kalena dishay

Muqdisho (Onkod Radio) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha Al-Shabaab lagu gaarsiiyey howlagallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay...

Yurub oo ka cabsanaysa in gaaska Ruushku uu ka goosto

Muqdisho (Onkod Radio) – Hay'adda Tamarta Caalamiga ah ayaa ka digtay in Yurub ay u baahan tahay inay u diyaargarowdo...

Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmo la la’aa kaddib kulan ka soo muuqday

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sida ay baahisay Villa Soomaaliya kulan la qaatay Madaxweynaha...

Qaramada Midoobay oo War Kasoo Saartay Xaaladda Ba’an Ee Abaaraha Soomaaliya Ka Jira

Muqdisho (Onkod Radio) – Warbixin uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada Qaramada midoobay u qaabilsan  Soomaaliya Adam Abdelmoula ayuu...

Imtixaanka Shaahaadiga ah oo Lasoo Gabagabeeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare oo sanad waliba...

Ciidamada Kenya oo dhaq-dhaqaaq ciidan ka bilaabay xuduuda Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda Kenya ayaa boqolaal ka tirsan ciidamadeeda soo dhoobtay xuduudka Soomaaliya kadib markii dagaalamayaal ka tirsan...

Cabdullaahi Carab oo ka hadlay shaqaaqadii dhex-martay booliska iyo ardayda

Muqdisho (Onkod Radio) – Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab), Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cabdiraxmaan...

QM oo Cambaraysay Weerar Dad badan Lagu Dilay oo Ka Dhacay Itoobiya

Muqdisho (Onkod Radio) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay xasuuq lagu xasuuqay dad rayid ah oo...

Ethiopia oo ku dhawaaqday howl-gal Millateri oo cusub

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay bilowday howl-gal cusub oo dhanka ammaanka ah kadib dhacdo dhimasho...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha