image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Mustafe Cagjar: waan ka feejigannahay weerar mar kale Al-Shabaab nooga yimaada

Jig Jiga (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowlad deegaaanka Soomaalida Mustafa Muxumad Cagjar oo booqasho ugu tegay Ciidamada Liyuu Boolis...

Sidee loogu soo dhoweeyay Xasan Sheekh Kenya

Nairobi (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha...

Ciidamada DANAB Rasaas ay fureen ku dhintay Dad Shacab ah Gaalkacyo

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in...

DF iyo maamul goboleedyada oo ka heshiiyay saami qeybsiga $100-ka Milyan

Muqdisho (Onkod Radio) — Sida xog hoose uu ku helay Onkod Radio, dowladda dhexe iyo madaxda maamul goboleedyada ee...

XOG DAAHSOON : Gabar AIDS ugu geeritooday Muqdisho & mid kale oo loo ceyriyay...

Muqdisho (Onkod Radio) — Jimcihii magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka Martini ee waxa ku geeriyooday gabar la xanuunsanaysay xanuunka...

Muddo kordhinta Madaxwayne Qoorqoor oo maanta miiska saaran.

Muqdisho (Onkod Radio) —  Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Dhuusmareeb kulan ku – yeelanay Barlamaanka maamulka Galmudug . War...

Shirka golaha wadatashiga qaran oo galay maalintii labaad

Muqdisho (Onkod Radio) — Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shalay furay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galay...

Samantha Power Madaxa USAID u qaabilsan Siri Lanka ayaa sheegtay in Musuqa lala dagaallamo

Muqdisho (Onkod Radio) —  Madaxa Hay’adda Gargaarka u qaabilsan Mareykanka ee USAID Haweeneyda lagu magacaabo Samantha Power ayaa Sri...

Warsaxaafadeed kasoo baxay DF ayaa lagu sheegay inkabadan 20 deegan laga qabsaday Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ururka Al-Shabaab in laga xureeyay deegaanno...

Warsaxaafadeed kasoo baxay lataliyaha Madaxweynaha Tigrey ayaa lagu sheegay TPLF inay doonayan Wada-hadal

Addis Ababa (Onkod Radio) — War qoraal ah oo uu baahiyay Gatechew Reda lataliyaha Madaxweynaha Tigrey ayaa lagu sheegay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.