image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Puntland oo digniino kasoo saartay weeraro Al-Shabaab la damacsantahay Garowe

Garowe (Onkod Radio) — Taliska ciidamada Booliska maamulka Puntland ayaa digniin culus ka soo saaray isku dayo ay kooxda...

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Magaalada Marka

Marka (Onkod Radio) —  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-U-Heshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi...

Qarax ka dhacay Baladweyne iyo Khasaaraha ka dhashay

Baladweyne (Onkod Radio) — Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada...

Ciidamada Ruushka oo lagu jabiyay Dagaallada Ukraine

Kyiv (Onkod Radio) — Taliyaha ciidamada Ukraine ayaa sheegay Axaddii in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaarnen dagaalkii ka...

Sawirro: Shirka DF & maamul- goboleedyada oo Muqdisho ka furmay & Qodobada la isku...

Muqdisho (Onkod Radio) — Shirka madaxda maamulada iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah ka...

Carruur Walaalo ah oo Miino kula qaraxday deegaannada Bari

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wararka laga helayo gobolka Bari ee hoostaga dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in maanta carruur...

Goobta iyo Wakhtiga la aasayo Queen Elizabeth II

UK (Onkod Radio) —  Naxashka meydka boqoradda ayaa la dhigi doonaa hoolka Westminster Abbey afar maalmood ka hor aaskeeda...

Nabad Sugidda Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay Xbin katirsan Al-Shabaab

Baydhabo (Onkod Radio) — Taliska Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa...

Maxaa kusoo kordhay Qarax ka dhacay degmada Bardaale

Muqdisho (Onkod Radio) — `Warar dheeraad aha yaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka ceeldheere...

Wasiirka Caafimaadka DF oo ka hor yimid shaqaale qarsoodi ah oo uu qortay Agaasimaha...

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka hor yimid qorshe shaqaale...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.