image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

WFP ‘’ Waxaan dhimaynayaa 20% raashinka la siin jiray qaxootiga Dhadhaab ‘’

Dhadhaab (ONKOD ) Hay’adda cunnada Adduunka ee WFP ayaa dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab u sheegtay...

Buuq hareeyay fadhiga Barlamaank xukuumadda oo wajig gabax la kulantay

Muqdisho (ONKOD ) Buuq iyo sawaxan ayaa ka bilowday Xarunta Golaha Shacabka, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada...

Suuqa Degmada Afgooye oo Maanta Xiray, Waa Maxay Sababta?

AFGOI (ONKOD ) Maanta oo sabti ah waxaa gabi ahaanba xiran suuqa ugu wayn ee ganacsiga degmada Afgooye ee...

Dab Xooggan oo Ka Kacay Suuqa Jigjiga oo Lagu Guuleystay in La Damiyo

JIGJIGA (ONKOD ) Waxaa lagu guuleystay in saaka lasoo afjaro dab xalay ka kacay suuq weyn oo ku yaal...

AKHRISO Magacyada xeer ilaalinta ay ku eedeysay maasuqa , jooge ,maqan ,xiran.

Muqsisho (ONKOD ) Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho...

WARCUSUB | Xeer ilaalinta oo soo badhigtay 18 mas’uul oo baxsad ah, loona...

Muqdisho (ONKOD ) Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa soo bandhigay Liiska 18 nin oo masuuliyiin...

AFRICOM ‘’ Ma jiro wax khasaaraha oo naga soo gaaray weerarka miino ee ka...

Kismaayo (ONKOD ) Wararka maanta oo  Khamiis ah aan ka helayo ayaa sheegaya in kolonyo ciidama ah oo ay...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyay xeer cusub maxayse yihiin ?

Muqdisho (ONKOD) Golaha Wasiirrada X.F.S oo yeeshay maanta  kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka...

GORFEYN | Dayn Cafinta ma saamayn doontaa tuhunka Xafiiska Hanti- dhawrka

Muqdisho (ONKOD) Deeq-bixiyeyaasha caalamiga ee Soomaaliya saxiibada la ah ayaa waxay dalbanayaan in lagu sameeyo dib-u-habeyn maaliyadeed oo dhameystiran taas...

Kenya oo dib u dhigtay dib u furista xadka Soomaaliya sababo la xiriira mowjado...

Nairobi (ONKOD ) Kenya ayaa dib u dhigi doonta dib u furista xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.