image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Shirka Wadatashiga madaxdii Hore iyo DFS oo furmay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo...

Soomaalida Islii oo ka walaacsan dibadbaxyada ay ku baaqeen mucaaradka...

Nairobi (ONKOD) Ganacsatada Soomaalida ah ku ganacsada xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada uu ku dhawaaqay...

Dowladda Federaalka oo qayb ka ah dagaalka ka socda Laascanood

Laascanood (ONKOD) Magaalada  Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka...

WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya

Muqdisho (ONKOD ) Maanta oo  Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka...

SOOYAALKA : Xarigga & Xogta Eng Zahra Abdikariim ‘’Waxa la igu maagay waa...

Muqdisho (ONKOD ) Taariikhda markii ay ku beegnayd May 07, 2023 goor galab ah qiyaastii 3:40 pm  waxaa xafiiskayga...

XOG : Yaa ku baxaya wajiga labaad ee isku dhaandhaynta Golaha Wasiiradda ?

Muqdisho (ONKOD )  Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa wajahaysa cadaadis xooggan  oo kaga imaanaya Golaha shacabka Soomaaliya sabab...

Xamse ma gaari doono 2-da December 2023 10 sano kadib maalinkii xilka laga tuuray...

Muqdisho (ONKOD )  Sanadkan 2023 waa sanad wax badan ka shabaha sanadkii 2013 ee ay ka soo wareegtay muddo...

Wasiirkii laga eryay Wasaaradda Maaliyadda oo hadlay ‘’Hormuudbaa ahaa ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu ku saameeyay  Ra’iisul Wasaaraha...

WARCUSUB : Xeer Ilaalinta Qaranka oo Mas’uuliyiin hor leh u xirtay Musuq

Muqdisho (ONKOD ) Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa saddaxdii bil ee la soo dhaafay ku guuleystay in...

WARBIXIN | Abaabul siyaasadeedka Sheekh Shariif ee ka dhanka ah Xasan Sheekh

Muqdisho (ONKOD ) Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahn mudane ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Shariiif Sheekh Axmed...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.