image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Shir ay ka maqan tahay PUNTLAND oo maalinkii labaad ka socda Dhuusmareeb

Dhuusmareeb (ONKOD) Maalinkii labaad waxa magaalada Dhuusmareeb ka soconaya shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Soomaaliya iyo maamul...

XOGTA Shirka madasha wadatashiga Qaran & ka qayb galka DENI ee madasha

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda...

Booliska oo soo saaray go’aan ka hor imaanaya dastuurka & xuquuqda Aadana

Muqdisho (ONKOD) Boliiska Soomaaliya ayaa mamnuucay in bannaaanbax Muqdisho lagu qabto wargelin la’aan  sida lagu sheegay war  ka  soo...

DAACISH oo albaabada u laabtay goobaha ganacsiga ee Boosaaso

Boosaaso (ONKOD) Wararka aan ka helayno – magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda DAACISH ay xanibeen...

Shirka madasha ee Dhuusmareeb ka fumaya, DENI maka qayb galayaa ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu ka furmo...

Tirada dadkii ku nafwaayay Prigozhin oo lashaaciyay iyo Nin Mareekan oo kujiray

Ruushka (ONKOD) diyaaradeed oo ka dhacay meel ku dhow tuullada Kuzhenkino ee gobalka Tver ee dalka Ruushka ayaa la xaqiijiyay...

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Xaasas ay qabeen AS oo la qabtay iyagoo…

Muqdisho (ONKOD ) Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday darawal waday gaari lagu soo raray walxa...

Waa kuma Yevgeny Prigozhin?

TALLINN, Estonia (ONKOD ) Yevgeny Prigozhin, wuxuu ka soo jeedaa magaalada St Petersburg ee caasimadda Ruushka, oo ah isla...

PUNTLAND : Waqtiga la qabanayo doorashada Golayaasha deegaanka oo la shaaciyay

Garoowe (ONKOD ) Dowlad goboleedka Puntland ayaa  war ka soo saartay waqtiga ay tahay in deegaanada maamulkaas ay ka...

Booliska siduu uga hadlay weerarkii Al- Shabaab ay ka gaysteen MUQDISHO ?

Muqdisho (ONKOD ) Taliska  ciidanka  booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay , weerar jihooyin badan lahaa ka dhacay oo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.