image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Suudaan: Weerar loo geystay isbitaal iyo suuq oo dad badan ay ku dhinteen

Ugu yaraan toddobo qof ayaa dhintay kadib markii isbitaal iyo suuq lagu weeraray Suudaanta Koofureed, sida ay sheegtay hay'ad...

Dabley hubeysan oo labo ruux ku dilay Garoowe

Faah faahino  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo  hubeysan oo xalay lagu ruux oo shacab ah ku dilay magaalada...

Siciid Deni oo lagu qanciyay in uu yimaado Muqdisho

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa wada dadaal lagu xallinayo ismariwaaga siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda dowladda...

Tirada kooxda Shabaab looga dilay dagaalo ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo...

Waxaa sii kordhaya tirada horjoogayaasha kooxda Al-shabaab looga dilay dagaalo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada Shabeellaha Dhexe iyo...

Ciidamada Puntland oo guul ka sheegtay dagaal culus oo ka dhacay buuraha Calmiskaad

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal ay Xubno ka tirsan kooxda daacish oo qaraxyo ku bilawday ku qaadeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxa howlgalka AUSSOM kala hadlay dagaalka kooxda AS

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saacadihii lasoo dhaafay wuxuu magaalada  Muqdisho kulan kula qaatay  wakiilka KMG ah ee howlgalka Afrika...

Kulankii golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo baaqday

Waxaa maanta baaqday kulankii golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kaasi oo todobaadkii hore ku soo dhammaaday buuq iyo fodwo. Farriin...

Xubno kamid ah golaha wasiirada oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada golaha shacabka

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa uu xildhibaano katirsan golaha shacabka ahna xubno katirsan golaha wasiirada waxa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay maalinta shaqaalaha adduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo 20 Xildhibaan ka mamnuucay fadhiyada golaha

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe, ayaa 20 Mudane oo katirsan golaha shacabka ka mamnuucay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.