image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xasan Sheekh oo gaaray Garowe

Garowe (Onkod Radio)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland, iyada oo si weyn halkaasi loogu soo dhoweeyay.

Wafdiga Madaxweyne Xasan waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni kuxigeenkiisa iyo Masu’uliyiin ka tirsan labada gole ee Puntland & qeybaha kala duwan ee bulshada.

Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Garoowe oo laba maalin qaadan doona ayaa ujeedkiisa waxaa lagu sheegay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Puntland iyo sidii xal looga gaari lahaa tabasho ay qabaan madaxda Puntland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaadan doona madaxda sare ee Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana Maanta si weyn loo adkeeyay Amniga Magaalada Garoowe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.