image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirrada maaliyadda ee maamul goboleedyada

Muqdisho (Onkod Radio)— Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dalka oo ay ku wada hadlayaan wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada iyo wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirkaan waxaa ka qeyb galayaa wasaaradda Maaliyadda iyo mas’uuliyiinya hayaa!y’adaga Maaliyadda dalka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa yirri ” Waxaa maanta innoo furmay shirka guud ee Maaliyadda dalka oo u dhexeeya wasiirada maaliyadda dowlad-goboleed yada iyo Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federal ka ah ee Soomaaliya.”

Wasiir Cilmi ayaa sheegay in shirkani ay ugu hadlayaan iskaashiga dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada iyo horumarinta maaliyadda dalka

“Shirkaan ayaan uga wada hadlaynaa dar-dargalinta horumarinta maaliyadda dalka iyo iskaashiga joogtada ah ee Dowladda Federalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah”

Shirkaan oo maalmo soconaya ayaa ujeedkiisu waxaa uu yahay xoojinta wadashaqeynta iyo iskaashiga labada heer ee Dowladda si loo joogteeyo guulaha dib u habeynta iyo horumarinta Maaliyadda dalka

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.