image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiir Cadaala ”Waxaa jira siyaasiin aan ognahay oo ku jira safka Al-Shabaab” SEPTEMBER 14, 2022BY HANAD GULED

Muqdisho (Onkod Radio) — Maalmihii la soo dhaafay deegaano badan oo gobolada Galgaduud iyo Mudug waxaa ka soconayay dagaalo u dhaxeeya kooxda Macwiislayda iyo Al- Shabaab oo dadka siyaabo kala duwan ay uga hadleen.

Maalmo ka – hor xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ayaa – far ku guday , dagaalka dadka is abaabulay ay ka wadaan degaano badan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Federaalka, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in Al-shabaab ay qeyb ka yihiin hurinta dagaal beeleedyada ka socda qeybo kamid ah dalka.

Wasiirka ayaa soo – hadal qaaday shaqsiyaad uu sheegay in ay doonayaan inay suurad xumeeyaan dagaalka dadka shacab ay isaga dulqaadayaan Al- Shabaab.

“Qofka doonayaa in maanta wax ka sheego dadka shacabka ee Kooxda Al- Shabaab ay dhibaateeyeen hatidooda ay gubeen waa qof isagana la mid ah kooxda Al- Shabaab ” ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-cadaala .

Waxaa uu xusay Wasiirka in Al- Shabaab qoorta ay ka danbeeyaan dagaalada qabaa’ilka ah ee ka socda gobolada culayska uu ku jiro isagoo eedeyn u jeediyay shaqsiyaad ay adeegsanayaan Al- Shabaab.

“Waxaan haynaa caddeymo dad ay Al-shabaab lacag ku siiyeen in ay ku diraan qabaa’ilka, goobaha dad la isku dirayna waa meelaha ay ka socdaan dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay wadaan dadka deegaanka” ayuu yiri Wasiir Al-caddaala.

Meelo badan oo gobolada Mudug iyo Galgaduud ah waxaa ka soconaya dagaalada u dhaxeeya Al- Shabaab iyo kooxaha macwiislayda oo xoogiisa uu ka soconayo gobolka Hiiraan

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.