image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARKOOBAN : Askar NISA oo lagu beegsaday maanta Muqdisho.

Muqdisho (ONKOD) Koox dhallinyara ah oo ka tirsan  ciidanka NISA ayaa maanta qarax lagula eegtay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Askartan ayaa la sheegay in baaritaan ay ka wadeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir halkaas oo qarax  bambaano  lagula  eegtay.

Laba   ka mid ah dhallinyaradaas ayaa ku waxyeeloobay weerarkaas  oo  ilaa iyo hadda aan masuuliyadiisa  kooxna sheegan.

Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray ciidamo boolis ah kuwaas oo goobta ka qaaday  ciidanka  waxyeeladu ay  soo gaartay.

Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ma aysan ka hadal , weerarkan lagu qaaday askarteeda howlgalka ka waday xaafado ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.