image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wareysi: Guddoomiyaha Yeed oo macluumaad dheeraad ah ka bixiyay duullaanka Al-shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) –  Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobolka Bakool Cabdisalaam Duwane Cumar ayaa VOA u sheegay in dagaalkii toddobaadkan ee kooxda Alsahbab ay ku qaadday deegannada Yeed, Atoo, iyo Washaaqo ay geysteen khasaare xooggan, isagoo sheegay inay weli Alshabab iyo ciidmada ammaanka isku ay dul fadhiyaan halkaas.

Waxuu guddoomiyaha Yeed u sheegay VOA in dagaalka ay ka qeybgaleen ciidamada Liyuu Booliiska dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kadib markii Alsahbab ay gudaha u galeen Itoobiya.

Gudoomiyaha Yeed, Cabdisalaam Duwane Cumar, oo VOA Wareysi dheer oo dhinacyo badan ah oo dagaalkaasi ku saabsan siiyey ayaa qeybtaan hore uga waramay weerar Alshabab iyo saameyntiisa.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xiriirta. VOA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.