image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shirka DF & Dowlad- Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (Onkod Radio)— Shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmay caasimadda Muqdisho.

Shirkan inta uu socdo waxaa lagu gorfayn doonaa wada-shaqaynta Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada oo maalmahan aad xumaa.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa gudoominaya shirkan, waxaana ku sugan dhamaan wasiirada Maaliyada dowlad goboleedyada oo shirkan u yimid magaalada Muqdisho.

Gaba gabada shirkan ayaa la filayaa in labada dhinac ay ka soo saaraan qodobo xal u noqon kara khilaafka u dhaxeeya Dowladda dhexe iyo Dowlad goboleedyada.

Dhawaan Wasiirada maaliyada maamul goboleedyada ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen wada- shaqayntii ay la lahayeen Dowladda dhexe ka dib markii ay ku eedeyeen in heshiis u dhaxeeyay labada dhinac dhanka Dowladda ay ka socon wayday.

Shirka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo ay wada yeeshaan Wasiirada maamul- goboleedyada iyo Dowladda dhexe

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.