image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Puntland ” Waxa jira Odayaal la shaqeeya Al – Shabaab ee beelaha isku dira “

Gaalkacyo ( ONKOD ) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay amniga deegaanada maamulka Puntland.

Shirka waxaa guddoominayay Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland  Faysal Sheekh Cali kaas oo sheegay in muhiim ay tahay in laga shaqeeyo amniga magaalada Gaalkacyo ee Puntland.

Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ay jiraan odayaal la wada shaqayn la leh kooxda Maleeshiyaadka Al- Shabaab kuwaa soo uu sheegay in ay ku sugan yihiin magaalada Gaalkacyo.

Intaas waxa uu warkiisa ku daray Guddoomiyaha in Odayaashaas ay ka qayb qaadanayan iska hor keenista beelaha walaalaha ah ee wada degan deegaanada gobolka Mudug.

Waxase uu xusay Guddoomiye Faysal Sheekh Cali in Odayaashaas ku sugan magaalada Gaalkacyo talaabo ay ka qaadi doonaan isla markaana sharciga ay waafajin doonaan.

Hadalkan kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa kusoo aadaya xilli bilihii la soo dhaafay colaad Beeleedyo ay ka dhacayeen degaano katirsan Gobolka Mudug.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.