image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxay tahay digniinta uu Mareykanka kasoo saaray Kenya?

Muqdisho (Onkod Radio) – Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan magaalada ku taallada harada ku taalla ee Kisumu xilli lagu wado in Kenya ka dhacdo doorashada toddobaadk adambe.

Diginin dhanka amniga ah oo ay soo saartay safaaradda ayaa lagu sheegay in dibadbaxyo rabshado wata ee ka dhasha doorashada ay ka dhici karaan halkaas.

Ragga ugu cad cad doorashada madaxweynaha ee Kenya waxaa kamida, Ra’iisul Waasirihii hore Raila Odinga iyo Madaxweyne kuy xigeenka William Ruto.

Kisumu ayaa loo arkaa in si weyn ay ugu xooggan yihiin taageerayaasha Mr Odinga.

Booliska Kenya ayaa shaley xiray 8 qof oo lala xiriirinayo in warqado ay ku daadiyeen daadiyeen magaalada Uasin Gishu ee gobolka Rift Valley , waxaana warqadaha ay muujinayeen diginin loogu diray qowmiyadaha qaar si ay isaga guuraan halkaas.

BBC SOMALI

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.