image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Markab ay qafasheen Burcadbadeed oo saldhigan doono Qandala Puntland

Malta (ONKOD) Koox la rumaysan yahay in ay yihiin Burcadbadeed Sooamaliya ah ayaa xeebaha Qandala lagu soo waramayaa in ay ka qafasheen markab ganacsi oo ka diiwaan-gashan dalka Malta.

Wakaalada wararka Reuters ayaa  baahisay in  markabkan  uu u soo gurmaday markab ay leeyihiin ciidamada badda dalka  Spain  waxaa sidaas sheegay ciidamada Midowga Yurub ee la-dagaalanka burcad badeedda.

Waa markii ugu horeeyay oo burcad badeeda ay qafaashaan Markab ganacsi tan iyo markii 2017-dii markaasi oo howlgallo ay sameeyeen ciidamada badda ee caalamiga ah ay joojiyeen weeraradii gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiya.

Sarkaal ka tirsanaa kooxaha aadka ugu ololaynayay , la dagaalanka burcadbadeeda Soomaalidda ayaa sheegay , in kooxaha laga yaabo in Markabka ay soo qafasheen ay keeni doonaan deegaanka Qandala halkaas oo mar saldhig u ahayd kooxaha.

Lama shaacin ilaa iyo hadda magaca doonta, islamarkaana mas’uuliyiinta Puntland ayaan weli ka hadal dhacdadan.

Markabka ayaa markii ugu dambeysay la arkay isaga oo shareecanaya dhanka Soomaaliya abaare 2:26 pm Jimcihii, sida ku cad xogta shirkadda LSEG ee la socota dhaqaaqa markaaiibta.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.