image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar deg deg ah ku gaaray dalka Sucuudiga.

onkodradio.com – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay, sida lagu qoray mareegta Jowhar.com

Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka dalalka Carabta iyo Shiinaha kaas oo looga hadli doono iskaashiga iyo horumarka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in shirka kadib uu kulan gaar ah la qaato madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo ka qeyb galayo shirka u dhexeeya Shiinaha iyo dalalka Carbeed.

Socdaalka madaxweyne Xasan ee dalkaasi Sucuudiga uu ku gaaray ayaa noqonaya kii 19aad ee dalka uga boxo, isla bishan waxaa la filayaa inuu u duulo Mareykanka oo uu uga qeyb galayo shirka Mareykanka iyo Afrika oo bartamaha bishan loo madlan yahay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.