image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay magaalada Baraawe

Baraawe (Onkod Radio)— Wararka Onkod uu ka helayo magaalada Baraawe ee Shabeelllaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas goordhaw qarax uu ka dhacay.

Dadka degaanka ayaa sheegay in qaraxan jugtiisa ay aad cuslayd , isla markaana uu ahaa miino dhulka lagu aasay.

In ka badan 7 ruux oo rayid ah oo ay ku jiraan haween ayaa ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay magalada Baraawe ee Shabeellaha Hoose.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhashay miino la hoos geliyay miis yar oo ay leedahay haweeney goobtaasi shaah ku iibisay.
Sidoo kale waxaa la soo werinayaa in hal askari uu geeriyooday midna uu dhaawacmay.

Xaaladda magaalada ayaa kacsan waxaana goobta yimid oo baaritaan ka bilaabay ciidamada amniga Maamulka Koonfur Galbeed.

Lasoco wixii faahfaahin ah

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.